Nin u dhintay Daawo uu u isticmaalka kahor taga Caronavirus iyo Trump oo sabab u ah

Cudurka Caronavirus ayaa cabsi badan ku abuuray dadka kunool daafaha caalamka, waxa uuna qof kasta sameenayaa talaabo kasta uu uga bad baadi karo in uu ku dhaco cudurkaasi halista badan. Lamaane kunool dalka Mareykanka ayaa isticmaalay ama liqay daawada malaariyada ee Chloroquine, waxa ayna lamaanahan daawadan u liqeen sidii ay uga hortagi lahaayeen in uu ku … Continue reading Nin u dhintay Daawo uu u isticmaalka kahor taga Caronavirus iyo Trump oo sabab u ah